Forex Bilow ILaa Dhamaad (Full Forex Course) 📊✅

Muuqaalkaan Dheer Waxa aan kusoo koobay, macluumaad soo koobaya dhammaan waxyaalaha muhiimka ah ee ay tahay in qofkasta oo Trader ah uu ogaado ka hor inta uusan suuqan si full time ah u dhex galin.

Muuqaalkaan Keligii oo aad daawatay kuguma filnaan doono oo suuqu intaan wuu ka balaaranyahay balse waxa uu kuu noqon karaa fure aad ku bilowdid sidii aad ku heli lahayd Faham buuxa oo suuqaan ah📊

🔊 🔔 Waa Kanaa Linkiga Discord Server-ka Publica ah ee loogu talogalay dhammaan dadka ku xiran YouTube-keena MoalimuuFX ✅
https://discord.gg/c4q54QcNup

🔊📚 Lifaaqyadaan hoose ayaad ka dalban kartaa Buuggeena Qawaaniinta Suuqa Sarrifka Lacagaha Qalaad oo ah buug soo koobaya wax walba oo Qofka soomaaliga ah uu uga baahnaan lahaa barashada xirfadaan Forex

✅ Somalia-Djibout- Ethiopia- Kenya, intaas oo dal haddii aad joogtid Linkigaan hore ka dalbo ⬇️⬇️
1️⃣▶️ https://www.saamionline.com/product/18290/

✅ Turkey – UK- Europe – USA – Australia, Dalalkaas haddii aad joogtidna Linkigaan labaad ka dalbo ⬇️⬇️
▶️2️⃣ https://www.iqrabooks.net/product/qawaaniinta-suuqa-sarrifka-lacagaha-qalaad/

✍️🧏🏼 Intaas Wixii Faah-Faahin dheer halkaan ayaad igala soo xiriiri kartaa

✅ Instagram: https://www.instagram.com/moalimuu/

✅ Snapchat: https://www.snapchat.com/add/moalimuufx?share_id=8ZaHcm75Kzg&locale=en-GB

✅ Discord: https://discord.gg/c4q54QcNup

✅ Wesbsite: https://moalimuufx.com/

Forex Trading Tutorial

Articles You May Like

US Market News Digest for December 4
Forex Market Forecast for December 2025
Understanding the Risks and Rewards of Blockchain Security
Stocks are higher, yields are lower and the USD is lower. How about the technicals?

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *